|
|||||
WAJAALE NEWS
Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin Murugo Leh Oo Ay La Wadaageen Shacabka!
April 4, 2020 - Written by Editor:LONODON(W,N)- Qoys soomali ah oo ku nool dalka ingiriiska ayaa aanay suurto galin in ay ka qaybgalaan aaska wiilooda oo u geeriyooday xanuunka faraha baas ku haya dunida Ee coronavirus kadib markii iyana lagaliyay karaantinimo maadaama looga shakisan yahay in uu haleelo cudurkan. Wiilka somaliga ee ugeeriyooday coronavirus ayaa ahaa 19jir iyadoo ay sheegeen waalidkiisu in aanu qaban wax hore ee xanuun ah. Qoyskan soomalida ah ee ka qaybgali kari waayay aaska wiilkooda ayaa dadka somalida ah la wadaagay sida ay uga murugaysan yihiin ka qaybgal la,aanta aaska wiilooda iyagoo fariin udiray dadka somalida eek u dhaqan daafaha dunida iyo dalka Uk HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSANโ; https://youtu.be/vre0jRgH_dk
Related posts:Dawladda Turkiga oo ka Hadashay Wadahadalkii Somaliland iyo Soomaaliya ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ Diyaaraddii Malaysia Ee Ay Saarnaayeen 239 Rakaab Ah Oo Wali La Laayahay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |