“Ninka Maanta Leh Dawo Coronavirus ka Ayaan Helay, Wuu Riyoonayaa, Ee Umadda Halaga Qabto”Dr. Gaboose.
April 13, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Dr maxamed cabdi gaboose ayaa ka hadlay xaalada ka hortag ee xanuunka coronavirus isagoo tahkiidin ku sameeyay hadalkiisii hore ee uu bulshada kula taliyay in magaalooyinka ka baxaan
Sidoo kale Dr gaboose ayaa ku baaqay in bulshada laga qabto dadka sheeganaya in ay hayaan dawada xanuunka coronavirus oo aduunkuba aanu wali helin wax lagu daweeyo.