|
|||||
WAJAALE NEWS
Midka Mid Ah Madax-qameedka Somaliland Oo Sheegay In Xuukumadu Ku Fashilantay Wada Hadaladii Somaliya!
April 3, 2020 - Written by Editor:“Xukuumaddu Way Ku Fashalintay Wada Hadalki Soomaaliya Ee Wa In Madaxdhaqameedka Lagu Wareejiyo”Boqor Iimaan HARGAYSA(W,N)-Boqorka Guud ee Beelaha Gabooye ayaa tageery hadal hore uga soo yeedhay madaxdahqameedka somaliland qaarkamid ah oo sheegay in ay wadahadalada somaliland iyo somaliya qayb ka noqonayaan Boqor iimaan ayaa sheegay in markii xukuumadihii somliland sodon sano ku fashilmeen hogaaminta dalka ay wakhtigan ka dhaqan ahaan ugalayaan wadahadalka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:-Xukuumda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Xiisada Ganacsade Axmed Geelle Iyo Djibouti Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Ciidanka Dab-damisk... DAAWO; Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka W, Qorshaynta Jsl Oo Kormeer Ku Tegay Mashaariic Xukuumadu Ka W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|