Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayirtay Dhul Ku Yaala Degmada Ibraahim Koodbuur Iyo Wargalinta Laamaha Abniga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayirtay Dhul Ku Yaala Degmada Ibraahim Koodbuur Iyo Wargalinta Laamaha Abniga!
April 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaraar kasoo baxayMaxkamada gobolka Maroodi jeex ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 08/04/2020/  Waxay xayiraad ku saaray dhul ku yaala degmada ibraahim Koodbuur gaar ahaan xaafada oromada kaasi oo ay muran ka Taagnaa

HALKAN KA AKHRI AMAR XAYIRAADA AH EE KASOO BAXAY MAXKAMADA GOBOLKA MAROODI JEEX JS.

 

 

COMMENTS
LINKS