|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Ciidamada Millatariga Somaliland Oo Xukuntay 5 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska,
April 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda ciidamada millatariga Somaliland ayaa ku xukuntay shan askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland xabsi u dhaxeeya 10 sano illaa 12 sano. Askartan ayaa lagu helay dambi ah: awood sheegasho iyo laaluush qaadasho, iyadoo ay soo dacweysay gabadh muwaadinad ah oo kiiskooda dhibbane ka ahayd. Kiiska askartan iyo gabadha ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|