Maxaa Ka Jira In Dhagax Uu Ku Soo Dhacayo Dhulka?Maxayse Culimada Somaliland Ka Tidhi? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Ka Jira In Dhagax Uu Ku Soo Dhacayo Dhulka?Maxayse Culimada Somaliland Ka Tidhi?
April 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maalmihii Udanbeeyay Ayaa waxaa Saxaafada Dunida Iyo haayada ku shaqada leh sahaminta  hawada aad u hadal hayeen dhagax wayn oo kusoo dhacaya dhulka.

Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay sheegida dhagaxan iyo waxa ay diinta islaamku katidhi iyo ka been sheegida gaalada ee arimahaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS