Magaalo Ku Taala Dalka China Oo Laga Mamnuucay Cunista Hilibka Bisadaha Iyo Eyda+Sobobta!
April 2, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Magaalo ku Taala Dalwaynaha Shiinaha ayaa gabi ahaanba dadka ku nool laga mamnuucay Cunista Hilibka Bisadaha Iyo Eyda oo ay Hore u Isticmaali Jireen cunistooda.