|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Nama Khasbi Karo Buur Madowna Aniga Iima Aha Boqor”Xildhibaan Nac Nac.
April 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan nac nac oo kamid golaha wakiilada Somaliland ayaa ka jawaabay hadalkii madaxwayne biixi ee uu ku sheegay in uu golaha kusoo celinayo labadii xubnood ee komishanka ee ay hore goluhu udiideen sheegayna in aanu madaxwaynuhu ku qasbi Karin ansixintooda Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay in aanu isaga buurmadow u ahayn boqor hadalkoodu uu yahay mid nasiib daro ku ah shacaba somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dhaqanka Beelaha Dh... Wasiirka Wasaarada Beeraha jsl Oo Markii u Horaysay ka Hadlay Cabasho Kasoo Yeedhay Qaarkamida Shaq... Daawo:Muunadii Ugu Layaabka Badnaa Maanta Muj.Cali Guray Oo Loogu Labisay Calanka Kulmiye Si Rasmi a... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|