|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Nama Khasbi Karo Buur Madowna Aniga Iima Aha Boqor”Xildhibaan Nac Nac.
April 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan nac nac oo kamid golaha wakiilada Somaliland ayaa ka jawaabay hadalkii madaxwayne biixi ee uu ku sheegay in uu golaha kusoo celinayo labadii xubnood ee komishanka ee ay hore goluhu udiideen sheegayna in aanu madaxwaynuhu ku qasbi Karin ansixintooda Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay in aanu isaga buurmadow u ahayn boqor hadalkoodu uu yahay mid nasiib daro ku ah shacaba somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Ka Horyimid Mudo Kordhintii Farmaajo, Soona Dhaweeyay Go,aanka Maamul G... Hargeysa: Xarunta SAHAN Oo Munaasibad Ku Sagootiday Dad Ka Bogsaday Xanuunnada Dhimirka, Oo La Baray... DAAWO;-Agaasimayaasha Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deeq Buugaaga Ku Wareejiyey Maktabada Magaalada Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|