|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Tacsi Gaar ah Udirey Qoyska Marxuum Suldaan Cabdi Gurey Oo Ku Geeriyooday Dalka Mareykanka,
April 17, 2020 - Written by Editor:INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN. HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), Isagoo ku hadlaya Magaciisa, Waxa uu Tacsi gaar ah u Dirayaa Qoyska Qaraabada iyo Eheladda, iyo Qaranka Somaliland oo dhan Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey Nuur oo ku Geeriyooday Maanta 16/04/2020 Dalka Mareykanka isagoo, illaahay uga baryay Marxuumka inuu janada Fardawsa ka Waraabiyo Guud ahaana Eebe Samir iyo Iimaan inaka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin .
Related posts:Dowlada Kenya Oo Digniin Culus U Dirtay Ganacsato Ay Sheegeen In Ay Al Shabaab Lacago Siiyaan! Dhismaha Wadada Berbera Corridor Iyo Hadaladii Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Xukuumadu Ee Nooca Ay No... Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Xubnaha Cusub Ee Komishanka Do... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|