|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweynaha Waxaan Leeyahay, Arrintu Meel Aanay Gaadhsiisnayn Haddaad Gaadhsiisaan Waa Fool Xumo”Suldaan Maxamed
April 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweyne Biixi ee ahaa in madaxda dhaqanku ku eekaato arrimaha beelaha iyo dhaqankooda haddii ay siyaasadda ku milmaana ay u adkaystaan wixii kaga yimaadda. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo la hadlay wargeyska Geeska Afrika ayaa si kooban uga jawaabay hadalka madaxweynaha waxaanu yidhi “Madaxweynaha waxaan leeyahay arrintu meel aanay gaadhsiisnayn haddaad gaadhsiisaan waa fool xumo. Arrintu haddii meel aanu gaadhsiisnayn haddii aad gaadhsiisaan Qarankaa ka wada hadli doona,” Related posts:Halkan Akhri: Liiska Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland Ugu Sareeya Iyo Baasaboorada Wadamada Ajaani... DAAWO ;Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge Oo Sheegay In La Ilaaway Nolosha Dhabta Ee Ay Ku Sugan Y... Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Baraha Bulshada La Wareejinayay Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|