Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Iyo Saraakiil Kale.
April 27, 2020 - Written by Editor:
GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ee punthland siciid Dani ayaa xilka qaadis iyo magacaabis kusameeyay hogaanka ciidanka booliska sida taliyaha ,qaarkamid ah hogaanka ciidanka
Sidoo kale madaxwaynaha punthland ayaa magacaabay taliyaha ciidanka booliska iyo boosaskii kale ee uu xilka qaadista ku sameeyay.