Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Wadamada Caalamka Uga Digtay In La Qaado Xariyaadaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Wadamada Caalamka Uga Digtay In La Qaado Xariyaadaha
April 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxa haayada caafimaadka aduunka ee who ayaa wadamada caalamka uga digtay in ay qadaan xayiraadihii ay hore usaareen dalalkoodu si looga hortago faafida cudurka coronavirus.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/TFcom4UmKps

COMMENTS
LINKS