Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Biixi Ku Dhaliilay Qaabkii Uu Uga Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Fadhi Gaab | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxwayne Biixi Ku Dhaliilay Qaabkii Uu Uga Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Fadhi Gaab
April 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaal laba beelood oo wada dega deegaanka sanaag ku dhexmaray tuulada fadhi gaab

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa xukuumada iyo madaxwayne biixi ku dhaliilay qaabka ay uga hadleen iyo baaqa uu diray biixi

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS