Eng faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Jabuuti Iyo Itoobiya Usoo Bandhigay Qorshe Cajiib ah Oo Lagu Raadin Karo Midnimada Shantii Somaliyeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Eng faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Jabuuti Iyo Itoobiya Usoo Bandhigay Qorshe Cajiib ah Oo Lagu Raadin Karo Midnimada Shantii Somaliyeed.
April 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe ayaa fariin culus udiray raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha jabuuti isagoo ugu baaqay hadii ay doonayaan midnimo somaliyeed in ay kusoo daraan kililka somalida iyo jabuuti.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa dhaliilo culus ujeediyay madaxdhaqameedka Oo uuu sheegay in ay ku milmeed waxaan shaqadoodii ahayn

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS