|
|||||
WAJAALE NEWS
Eng faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Jabuuti Iyo Itoobiya Usoo Bandhigay Qorshe Cajiib ah Oo Lagu Raadin Karo Midnimada Shantii Somaliyeed.
April 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe ayaa fariin culus udiray raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha jabuuti isagoo ugu baaqay hadii ay doonayaan midnimo somaliyeed in ay kusoo daraan kililka somalida iyo jabuuti. Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa dhaliilo culus ujeediyay madaxdhaqameedka Oo uuu sheegay in ay ku milmeed waxaan shaqadoodii ahayn HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Saaka Xukuumadu Ka Hor Istaagtay ... Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka hadlay Mihiimada ay Leedahay Maalinta 26-june iyo Khalad uu Xalay Sameeye... Wasiiradda Maaliyadda Oo Hormood u Noqotay Masuuliyiinta Xukuumada Siiraanyo Ee ka Gaabsaday Kaanba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|