Dawlada Somaliya Oo Shaacisay 8qof Oo Ugeeriyooday Xanuunka Coronavirus Iyo Tirada Guud Ee Uu Haleelay.
April 21, 2020 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)- Wasiirka caafimaadka dawlada somaliya Ayaa sheegay In magaalada muqdisho ay maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyoodeen 8qof oo uu cudurkaasi haleelay
Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay tirada guud ee Uu haleelay coronavirus somaliya iyadoo ka dayrisay xaalada dalka Covid 19