Dawlada Jabuuti Oo Xaqiijisay Qofkii labaad Ee U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Xaqiijisay Qofkii labaad Ee U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus
April 11, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)Dawlada dalka jabuuti ayaa shaacisay qofkii labaad ee dalka jabuuti ugu geeriyooday xanuunka coronavirus

Wasaarada caafimaadka dalka jabuuti ayaa sidoo kale waxay sheegay dadka cusub ee maanta laga helay kiisaska cusub ee qaba coronavirus iyagoo shaaciyay tirade guud ee dalka jabuuti uu haleelay cudurkani iyo kuwo ka bogsaday.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/FB8olw_U8bc

 

COMMENTS
LINKS