Dawlada Jabuuti Oo Xaqiijisay 141 Qof Oo Kale Laga Helay Xanuunka Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Xaqiijisay 141 Qof Oo Kale Laga Helay Xanuunka Coronavirus.
April 17, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Wasaarada caafimaad ee dalka jabuuti ayaa maanta oo jimce ah shaacisay 141 kiis oo cusub oo laga xanuunka coranvirus halka shalayna sheegtay in laga helay 156 qof

Dalka jabuuti ayaa cudurka covid19 uu si xawli ah ugu faafayaa iyadoo kaalmaha hore ka gashay dalal africa kuwa ugu sareeya ee uu xanuunka coronavirus ku faafay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS