Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay 156 Qof Oo Kale Ee Laga Helay Xanuunka Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay 156 Qof Oo Kale Ee Laga Helay Xanuunka Coronavirus.
April 16, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dawlada Jabuuti ayaa xaqiijisay in 156 kiis oo xanuunka coroana virus oo laga dadka reer jabuuti iyadoo 48sacadood ee udanbeeyay ay markii labaad shaacisay tirada uu dadkeeda haleelay caabuqa covid 19 oo si xawli ugu faafay shacabka reer jabuuti,

Wasaarada caafimadka ee dalka jabuuti ayaa sidaa ku shaacisay qoraal kasoo baxay wasaarada

Dhanka kale wasaarada caafimaadka jabuuti ayaa shaacisay tirade guud ee dalkeeda uu haleelay xanuunka coronavirus inta ka bogsaday iyo tirade ugeeriyootay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS