|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Emaraadka Oo 2800Qof Ee Uhoreeyay Bilowday In Ay Dalalkoodii UDaad Gurayso Iyo Somalida Oo Qayb Ka Ah!
April 10, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dhawaan Ayay ahayd markii dawlada isku taga emaraadka carabtu ay shaaciyay in ay dalkeeda kasaarayso dadka soo galootiga oo maaliyiin gaadhay kadib cabsida laga xanuunka coronavirus Hadaba dawlada emaraadka ayaa bilowday daad guraynta dadka soo galootig ah ee ku sugan dalka imaraadka kuwaasi qaybtoodii uhoraysa daad gurayntooda xili uu isku socodka caalamku xayiran yahay badi. Dadka dawlada emaraadku dalkeeda kasoo saaray ee ay bilowday daad gurayntoodu ayaa Ah dadkii ushaqaynayay shirkadaha gaarka loo leeyahay kuwasi oo ay kamid yihiin dadka somalida ee kasoo kala jeeda Somaliland iyo somaiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Madaarka Cigaal Kasoo Dejiyay Agabkii Udanbeeyay Ee Doorashada! “Caawa Ayaa Ugu Horeysa Oo Ciidanka Qaranku Af Aan Garan Karo Ku Hadlay, “Difaac Aan Qasdi Lahayn Wa... “Caddami Intii Uu Wasiirka Ahaa Maalin Walba Wuxuu Ka Soo Noqdaa Ceerigaabo” Xildhibaan Cali Barre COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|