Dawlada Emaaraadka Oo Soo Mastaafurinaysa Dadka Ajaanibka Ah Iyo Xaalada Somalida ku Nool! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Emaaraadka Oo Soo Mastaafurinaysa Dadka Ajaanibka Ah Iyo Xaalada Somalida ku Nool!
April 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada iskutaga imaaraadka carabka ayaa shaacisay in wixii ajaanib ah ee dalkeeda ay jooga ay mastaafurinayso xaalada soo kordhay awgeed

Dadka ay shaacisay in dawlada imaaraadku ay dalkeeda kasaaray ayaa waxaa kamid qobolaalkun oo somali ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS