DAAWO;-Xaaska Gudoomiyihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo Warantay Qaabkii Loo Xidhay Iyo Argagax Ay Ciidanku UGaysteen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xaaska Gudoomiyihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo Warantay Qaabkii Loo Xidhay Iyo Argagax Ay Ciidanku UGaysteen.
April 30, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Xaaska gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka awdal oo xalay ciidamada boolisku kala baxeen gurigiisa ayaa ka warantay qaabkii ciidamadu ula dhaqmeen markii ay gudoomiyaha xidhayeen iyo argagax caruurta iyo dadkii ku noolaa guriga iyo tacadi ay ugaysteen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS