HARGAYSA(W,N)- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalo hanjabaad ah oo kasoo yeedhay madaxwayne biixi
Sidoo kale suldaan xasan ayaa markale faah faahin ka bixiyay ujeedada madaxdhaqameedku udalbanayaan in ay qayb ka noqdaan wadahadalada somaliland iyo somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;