DAAWO;-Suldaan Mawliid Sabayso Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Golaha Guurtida, Baaq Nabadeedna Udiray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Mawliid Sabayso Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Golaha Guurtida, Baaq Nabadeedna Udiray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag.
April 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “Sabayso” oo kamid ah madax-dhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay colaada soo noqnoqatay beelahaa walaalaha ah ee gobolka sanaag iyo shaqaaqadii markale ka dhacy shalay eegaanka fadhi gaab ee gobolkka sanaag isagoo ugu baaqay in ay joojiyaan dhiiga dadka walaalaha ah ee daadanaya.

Sidoo kale Suldaan Mawliid ayaa golaha guurtida eedihii ugu cuslaa  ujeediyay isagoo sheegay in shaqadii loo doortay oo ay kamid ah daminta colaaduhu gabeen islamarkaana ka door bidaan mudo kordhin iy dhaameel raadin

Dhanka kale suldaan mawliid ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu go,aan adag ka qaato colaada deegaankan ee soo noq noqotay.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS