|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ku Taliyay An Aan Somaliland Wakhti Xaadirkan Wax Wadahadal Ah La Galin Somaliya.
April 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) oo kamid siyaasiyiinta Somaliland ee katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada gobolka sanaag isagoo ugu baaqay in joojiyaan dhiiga daadanaya bisha barakaysan ee ramadaan sidoo kale siyaasi rashiid ayaa ka hadlay roobab laxaadle oo waxyeelo soo gaadhsiiyay shacabka magaalada burco iyo maamul goboleedka punthland magaalada qardho\ Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa xukuumada iyo cidkasta oo ku hawlan ugu baaqay in aanay xiligan munaasib ahayn wadahadalo Somaliland la gasho somaliya oo xaaladeedu cakiran tahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xaalada Qaxootigii Ka Baxay Dalka Turkiga oo Laga Dayrinayo,Halka Ay Dawlada Giriigu Ku Hor-istaagta... DAAWO;-Warbaahinta Dalka Rwanda Oo Waraysi La Yeelatay, Mid Kamid Ah Dhalinyaradii Reer Somaliland E... Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Iyo Sobobta! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|