DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Golaha Wakiilada Iyo Xukuumada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Golaha Wakiilada Iyo Xukuumada Jsl.
April 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Syaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in somaliland ubaahan tahay in laga badbaadiyo golaha wakiilada iyo siyaasada madaxwayne bixi

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka hadlay dhawaaqii maalmihii udanbeeyay kaso yeedhayay golaha wakilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS