|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Daahfurtay Barnaamijka Bisha Ramadaan Ee Kasmaal.
April 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Shirkada Isgaadhsiinta ee somtel ayaa daahfurtay barnaamijka kasmaal oo ramadaan kasta ay shirkadu qabto kana baxa muuq baahiyayaasha dalka qaarkood. Ugu horay munaasibada shirkada somtel ku shaacinaysay barnaamijka kasmaal ee sanadlaha ah ayaa waxaa ka hadlay madaxa suuq gaynta ee shirkada somtel Khadar cabdiraxmaan cabdilaahi iyo wariyaha daadihiya barnaamijkan ee cabdirasaaq cismaan oo sharaxay faa,iidada kasmaal iyo sida ay sanad ugu qabanayaan xaalada xanuunka coronavirus oo sobobay in aan bulshadu iskugu imanin goobo caam ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Lacago Laga Qaado Dhalinyara... Daawo:Nuxurka Khidbad Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ka Jeediyay Xaflad Hadhimo Shara... Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye Uga Soo Baxay G, Awdal Oo Sheegay In Aanay Marnaba Ka Tanaasulay Kursi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|