|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Siciid Saaweer Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ku Dhaliilay In ay Ka Gaabisay Wacyigalinta Coronavirus.
April 10, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo kamid ah Culimada Magaalada Boorama ayaa khudbadii jimcaha kaga Hadlay xanuunka coronavirus sida uu dunida ugu faafayo Sheekh Siciid Saweer ayaa bulshada ugu baaqay in ay qaataan Talooyinka dhakhaatiirta ee la xidhidha sidii lays kaga ilaalin lahaa xanuunkani ee Sidoo kale sheekh siciid saaweer ayaa wasaarada diinta iyo Awqaafta ku dhaliilay in ay gaabisay sidii masaajidadu fariin qudha oo xanuunkan la xidhiidha ay ugudbin lahaayeen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maamulka Madaxwayne farmaajo Oo ka Shiray Hirgalinta Qorshe Warbaahinta Gudaha Somaliland Loogu Ade... DAAWO;Cuqaasha.Waxgaradka Gobolka Awdal Oo ku GacanSaydhay Xukunkii Maxkamada Ciidanku ka Soo saarta... Xanuunka Covid_19 Oo Faro Ba’an Ku Haya Gobollada Bariga Somaliland, Tirada Dadkii U Dhintay Bishan,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|