DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Ku Dhex Dawakhay Siyaasada Jsl, Kana Horyimid Odoyaasha Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Saleebaan Oo Ku Dhex Dawakhay Siyaasada Jsl, Kana Horyimid Odoyaasha Gobolka Saaxil.
April 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sheekh Saleebaan Oo kamid ah Xubnihii Salaanka Siyaasada Somaliland Kasoo Koray Wakhtigii Xukuumada Axmed Siilaanyo looga magacaabay maareeyaha Haamaha shidaalka, iyo Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo Awqaafta jsl Tiraba Dhowr jeerna Galay xisbiyada Mucaaridka hadana ka baxay ayaa ka horyimid odoyaasha reer berbera oo dhawaan cabasho ka muujiyay xilalka gobolka saaxil oo xukuumadu ka wada qaaday beesha.

Sheekh saleebaan ayaa wasiirka maaliyada ka difaacay dhaliilaha dul hoganaya isagoo raalin galina ka siiyay hadalkii odoyaasha

HALKAN KA DAAWO SHEEKH SALEEBAAN IYO MAANTA IYO JAHADA UU U SOCDO;

https://youtu.be/y2heoc0Ph04

 

 

 

COMMENTS
LINKS