DAAWO;-Saraakiisha Ciidamada Qaranka JSL Ee Qaybta 7-Aad Oo Soo Dhaweeyay Ciidamo Kasoo Goostay Meleshiyaadka SSC.
April 13, 2020 - Written by Editor:
BURCO(W,N)-Taliska ciidanka qaranka Somaliland ee qaybta 7aad ee gobolka sool ayaa soo dhaweeyay ciidamo tiro badan oo kasoo goostay jamhada SSC kuwaasi oo isku dhiibay ciidanka qaranka Somaliland/