DAAWO;-Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl Oo Maayarka Caasimada Hargaysa ku Eedeeyay In Uu Iibiyay Dhul Ay Lahaayeen,
April 6, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco oo ay sheegeen in uu iibiyay dhul ay ka ciidamo la haayeen ooh ore loo siiyay