|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO-Muj Boobe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Qaarkamid ah Madax-dhaqameedka Jsl.
April 9, 2020 - Written by Editor:“Ka Yeelimayso Madaxdaqameedka Somaliland In Ay Halgankii Dalkan Ku Sheegeen Dagaal Siyaasiyiinta Ka Dhexeeyay”Muj Boobe HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo kamid ah mujaahidiintii dalka somaliland in ay madaxbanaanideedii lasoo noqoto usoo halgamay qalin iyo qoriba islamarkaana inta badan ka hadlay qadiyada Somaliland oo uu ka difaaco cadowga ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalo maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhay qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland isagoo ugu baaqay in ay ku koobnaadaan shaqadooda dhaqan balse aanay ku milmin siyaasada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:”Goortii Aan Idhi Insha Allah Kadibna Aan Telka Damiyay Ayaa Leygu Amray Inaan ka Dego Diyaarada” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo ka hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Go,aanka Nabad Diidka Ah Ee Garaa... Sheikh Barbaraawi Oo La Waydiiyay Waxa Ay Diintu Ka Qabto Ninka Xaaskaaga Uga Taag Waydo, Hadii Aad ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|