DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Oo Ka Hadlay Bad-qabka Laba Qof Oo Ay Baadhitaan Coronavirus Ku Sameeyeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiinta DDSI Oo Ka Hadlay Bad-qabka Laba Qof Oo Ay Baadhitaan Coronavirus Ku Sameeyeen,
April 14, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka ddsi ayaa ka hadlay laba qof oo looga shikisanaa xanuunka coronavirus in baadhitaano lagu sameeyay kadib laga waayay ayna ka fowyow yihiin

Sidoo kale wasirka caafimaadka DDSI ayaa ka hadlay trada dadka kasoo galay xuduudaha ay la wadaagaan somaliland,somiya iyo jabuuti kasoo galay ee ay ku Kaaraantinimeeyeen halkii ay kasoo galee,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS