DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hanjabaad Culus Udiray Cida Lagu Arko Meheradahooga Oo Furan, Sharcigana La Horgayn Doono.
April 13, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Maayarka casimada hargaysa ayaa soo saaray awaamiir kale oo la xidhiidha ka hortaga xanuunka coronavirus isagoo dadka meheradaha ku haysta goobha caamka ee la arko iyagoo furan sharci la horgayndoono