DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Lagu Kala Dareerinayo Dadka Iskugu Yimaada Goobaha Caamka Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Lagu Kala Dareerinayo Dadka Iskugu Yimaada Goobaha Caamka Ah.
April 2, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo fuliya go,aamadii kasoo baxay gudida katorta xanuunka coronavirus ayaa saaka gudaha magaalada ka fuliyay olole lagu kala dareerinayo dadka iskugu yimaada goobaha lagu qayilo iyo meelaha kale ee caamka ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS