DAAWO;-Isimada Gobolka Sool Oo Ku Baaqay In Wada hadalka Somaliland Iyo Somaliya Lagu Qabto Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Isimada Gobolka Sool Oo Ku Baaqay In Wada hadalka Somaliland Iyo Somaliya Lagu Qabto Laascanood.
April 7, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Madaxdhaqameedka gobolka sool oo ka hadlayay madal ayaa soo jeediyay in wada hadalada somaliland iyo somaliya lagu qabto magaalada laascanood.

Dhanka kale garaadadan ayaa soo dhaweeyay in madaxdhaqameedku qayb kan noqdaan wada hadalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS