|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Shaaciyay Kaalinta Ay Kaga Qayb Qaadayaan Ka Hortaga Covid-19.
April 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikarim axmed maxamed (xinif) ayaa ka hadlay dhowr haayadood oo door muhiim ah ka qaatay gurmad iyo ka hortaga loogu jiro xanuunka coronavirus Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga ayaa baaq udiray haayadaha caalamka iyo cidkasta oo ka qayb qaadan karta in bisha ramadaan awgeed taakulo loo fidiyo dadka danyarta ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/VfTtn3KVd-U Related posts:Guddoomiyaha Jaamacada Alpha Oo Ka Hadlay Harumarka Ay Gaadhay Jaamacada Alpha Sannadihii U Dambeeye... Taliyaha Qaybta Gobolka Gabiley Oo Damcay Darajada Uu Heley Taliyaha Saldhiga Degmeda Tog-Wajaale. Daawo:Dawlada Dalka Qatar Oo Marino Hor Leh U Qorshasay Shirkadeeda Diyaaradaha Ee Qadar Airways Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|