DAAWO;-Gudida Ka Hortaga Coronavirus Ee Gobolka Gabiley Oo Soo Saaray Awaamiir Culus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Ka Hortaga Coronavirus Ee Gobolka Gabiley Oo Soo Saaray Awaamiir Culus.
April 15, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee gobolka gabiley ayaa kualan ay qaateen kasoo saaray amaro iyo go,aamo la faray maamulka degmooyinka gobolku.

Waxaana ugu hory ka warbixiyay awaamiirta at soo saareen badhasaabka gobolka gabiley.

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa fariin udiray shacabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/7M5SMzCJ1-A

 

COMMENTS
LINKS