DAAWO;-Ganacsade Yuusuf African Oo Shacabka Reer Jabuuti Usoo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Ka Hortaga Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Yuusuf African Oo Shacabka Reer Jabuuti Usoo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Ka Hortaga Coronavirus.
April 9, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Ganacsade Yuusuf African oo kamid ah Ganacsatada Reer Jabuuti ayaa bulshada ku dhaqan dalka jabuuti ugu baaqay in ay Uhogaansamaan Awaamiirta Lagaga Hortagayo Xanuunka Coronavirus Oo Caalamka Si  Xawli ah Ugu faafaya si ay uga badbaadaan Aafadaasi.

Sidoo kale Ganacsade Yuusuf Ayaa Madaxda Dalka Jabuuti, Ciidamada Qalabka Sida Iyo Bahda Caafimaadka ku Bogaadiyay Sida fiican Ee Ay Uga Shaqaynayaan ka Hortaga Caabuqa Coronavirus.

Dhanka Kale Ganacsade Yuusuf African Ayaa Talooyin Muhiim Ah Ujeediyay Bulshada Waynta Reer Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/1QMVXOiD8wE

COMMENTS
LINKS