DAAWO;-Ganacsade Cali Guuleed Oo Ku Baaqay In Bulshadu Isku Naxariisato, Waxna Ay Ka Bartaan Dhacdooyinka Caalamka Ee cov19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsade Cali Guuleed Oo Ku Baaqay In Bulshadu Isku Naxariisato, Waxna Ay Ka Bartaan Dhacdooyinka Caalamka Ee cov19.
April 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Ganacsade cali xasan cumar guuleed oo kamid ah ganacsatada reer somaliland ayaa k hadlay sida uu caalamka ku saameeyay xanuunka coronavirus oo sobobay in la xidho xaramkii allah isagoo bulshada reer somaliland ugu baaqay in ay isku gurmadaan bulshada danyarta ahna la caawiyo

Sdoo kale ganacsade cali guuleed ayaa jawaab ka bixiyay dhawaaqa maalmihii udanbeeyay soo baxay qarkamid ah madaxdhaqmeedka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS