DAAWO;-fanaanada Sahra Halgan Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqday In Uu Cafiyo Cabdimaalik Coldoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-fanaanada Sahra Halgan Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqday In Uu Cafiyo Cabdimaalik Coldoon.
April 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada sahra halgan oo kamid galmayaashii jsl oo ayaa ka hadashay xadhiga wariye cabdimaalik muuse coldoon iyadoo madaxwayne bixi ugu baaqday in uu cafis ufidiyo coldoon oo mudo xidhan

Sidoo kale marwo sahra halgan ayaa wariye coldoon ugu baaqay in uu raali galin ka bixiyo gafkii uu kula kacay dugsiga Abaarso Tech oo uu waxka sheegay sharafta ardayda waxka barata

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS