|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Nimco Yaasiin Oo Ka Hadashay Muranka Labada Qoys Ee Isku Haysta Dhalashadeeda Oo La Filayo In Maxkamadu Go,aan Ka Gaadho.
April 13, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Fanaanadda Caanka ah Ee Nimco Yaasiin Caraale ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha fanta iyo wakhtigay kusoo biirtay iyo waxyaabaha ugu xiisaha badan ee ay la kulantay Mudadii ay ku jirtay Bad waynta fanka’. Sidoo kale fanaanada Nimco yaasiin caraale ayaa ka hadashay halka uu marayo muranka laba qoys oo isku haysta dhalashadeeda kaasi oo wakhtigan dacwadiisu ku jirto Maxkamada Somaliland lana filayo dhawaan in ay go,aan ka soo saarto Natiijada Baadhitaanadii Hida sidaha ee la qaaday maxsuulka kasoo baxa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Degmanimadii Cali-xaydh Oo Soo Faqdey Utumahii Reer Gabiley U Hayeen Maamulkii U Horeeyay Ee Wasaar... DAAWO; Wafti Wasiiro Iyo Xildhibaano Ah Oo Maanta Ka Qaybgalay Wareejinta Riig Biyood Loogu Talo ... Shirkadda Google Oo Doonaysa In Ay Somaaliya Ka Hirgaliso Mashruuc Internetka Lagu Gaadhsiinayo Dhul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|