DAAWO;-Dawlada Somaliya Oo Shaacisay 46 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus Iyo Tirada Ugeeriyootay Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Somaliya Oo Shaacisay 46 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus Iyo Tirada Ugeeriyootay Covid19.
April 26, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Wasiirka caafimaadka somaliya ayaa shaacisay 24sacadood ee udanbeeyay ee xanuunka coronavirus oo ay sheegay in 46qof oo cusub laga helay halka ay shan qofna ugeeriyootay cudurka covid19.

Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa bulshada ugu baaqday in ay ku dadaalaan sidii looga hortagi lahaa xanuunka coronavirus.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS