DAAWO;-Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Duleedka Magaaladda Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Baahiyaha Aas Aasiga Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Duleedka Magaaladda Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Baahiyaha Aas Aasiga Ah.
April 12, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Dadka ku nool kaabka duleedka burco Ee marayare  ayaa cabasho xoogan ka muujiyay adeegyada aas aasiga oo gabi ahaanba aanay haysanin.

Sidoo kale boqolaalka qoys ee degan kaamkan ayaa baaq udiray xukuumada somaliand iyagoo ugu baaqay in deg deg loosoo gaadho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS