DAAWO;-Culimada Gobolka Togdheer Oo Ka Horyimid Ga,aankii Xukuumada Ee Xidhista Masaajidada Iyo Talooyin Ay Usoo Jeediyeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Culimada Gobolka Togdheer Oo Ka Horyimid Ga,aankii Xukuumada Ee Xidhista Masaajidada Iyo Talooyin Ay Usoo Jeediyeen,
April 15, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Culimo awdiinta gobolka togdheer ayaa shir ayku qabteen magaalada burco kasoo saaray bayaan ka kooban qodob kuwaasi oo la xidhiidha ka hortaga coronavirus

Sidoo kale culimada gobolka togdheer ayaa ka hryimid markii xukuumada somaliland ee lagu xidhayay masaajidada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS