DAAWO;-Ciidamada Booliska Magaalada Gabiley Oo Fuliyay Olole Lagu Hirgalinayo Go,aamadii Ka Hortaga Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamada Booliska Magaalada Gabiley Oo Fuliyay Olole Lagu Hirgalinayo Go,aamadii Ka Hortaga Coronavirus.
April 4, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maamulka gobolka gabiley oo ay horkacayaan ciidamada amaanku ayaa maanta fuliyay olole kor loogu qadayo ka hortaga xanuunka coronavirus isagoo kala dareeriyay dad shacab ah oo iskugu yimaada goobaha caamka ah iyo meelaha lagu qayilo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS