HARGAYSA(W,N)-Boqor cismaan aw Maxamuud Buur madow ayaa ka hadlay jabhad lagaga dhawaaqay deegaankiisa isagoo xukuumada ku eedeeyay
Sidoo kale boqor buurmadow ayaa dhanka kale ka dhawaajiyay in aanu mawqif ahaan taageersananayn
Dhanka kale boqor buurmadow ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay wasiirada xukuumada katirsab ee kasoo jeeda beeshiisa
HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;