DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi, sheegayna In Ay Dalka Ka Badbaadinayaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Boqor Buurmadow Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi, sheegayna In Ay Dalka Ka Badbaadinayaan.
April 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Boqor cismaan awmaxamuud buurmadow ayaa eedo culus ku miisay madaxwaynaha somaliland iyo hogaamintiisa

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa difaacday doodiisi in au galayaan wadahadalada somaliland iyo somaliya

Dhanka kale boqor buurmadow ayaa sheegay in madaxwayne biixi iskaga cararay madaxtooyada oo uu meel isku soo xidhay cabsi coronavirus awgeed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS