|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Laabsaalax Oo Soo Saaray Maansada Cusub Ee “Nimcadu Kula Aabo Maaha” Oo Ka Hadlaysa Duruufaha Nololeed Ee Danyarta,
April 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid hal abuurka dhalinyarada reer Somaliland islamarkaana leh maansooyin iyo heeso badan oo ka hadla xaalada dhabta ee bulshada iyo wadaniyada ayaa soo saaray maanso cusub oo ka hadlay duruufaha nololeed ee danyarta taasi oo ah mid si dhab ah utaabanaysa xaaladaha nololeed ee ka jira Somaliland iyo bulshada dhexdeeda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MAANSADA CUSUB EE NIMCADU KULA AABO MAAHA IYO ABWAAN LAABSAALAX;
Related posts:DAAWO;-Ciidamada Qaranka Jsl Oo Soo Bandhigay Qaabkii Ay Shalay Usoo Weerareen Kooxaha Huwanta Ahi! Faah Faahinta; Dab Ka Kacay Xaafada Liinka Bilayska Ee Badhtamaha Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada Lab... DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|